
Xilibaanadda Golaha Wakiiladda JSL ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jaamac oo ka mid ahaa 19 Wasiir oo saaka Goluhu
Xilibaanadda Golaha Wakiiladda JSL ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jaamac oo ka mid ahaa 19 Wasiir oo saaka Goluhu si rasmiya u meel-mariyey (ansixiyey).Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Iyo Warbaahinta W.I.T.