Agaasimaha Guud ee Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda JSL Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdalle ayaa kulan isbarasho la yeeshay (Taiwan Technical Mission) oo gadhwadeen ka ah Mashruuca ICDF-Taiwa

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda JSL Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdalle ayaa kulan isbarasho la yeeshay (Taiwan Technical Mission) oo gadhwadeen ka ah Mashruuca ICDF-Taiwan. Waxana lagu gorfaynayay in laysla eego shaqada socoto iyo sidii loo dardar galin lahaa.