Wasiirka Wasaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr: Axmed Yusuf Idiris ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirkii hore ee IT-ga Wadanka Croatia Mr Hrvoje Somun hadan.......

Wasiirka Wasaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr: Axmed Yusuf Idiris ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirkii hore ee IT-ga Wadanka Croatia Mr Hrvoje Somun hadana ah Madaxa Shirkadda Softline Noventiq.
 
Kulankan oo daarnaa sidii Somaliland u heli lahayd adeegyo tiknoolajiyadeed oo tayo leh, laysagana kaashan lahaa hormarinta kaabayaasha addeegyada isgaadhsiinta labada Dal.
 
Kulankaasi oo ku soo dhamaday si guul leh.
 
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL.