Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Mudane Dr: Axmed Yuusuf Idiris. Oo ay wehelinayaa Wasiiro, Agaasimay...

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Mudane Dr: Axmed Yuusuf Idiris.
 
Oo ay wehelinayaa Wasiiro, Agaasimayaal iyo Madax dhaqameed iyo haldoor kala duwan oo ka qayb galay xaflad balaadhan oo magaalada Bali-gubadle loogu sameeyey muwaadin Ibraahim Caydiid,
 
Oo Maanta Magaalada Bali-gubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd loogu Sameeyey Munaasibad Balaadhan oo Soodhaweyn iyo Hadhimo Sharafeed ah.
 
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL.