Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Dr Axmed Yuusuf Idiris. Oo Ka qayb galay munaasibad isugu jirtay afur iyo casho sharaf ay ku maamuseen qaar ka mid ah Dhakhaatiirka xanaanadd

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Dr Axmed Yuusuf Idiris.
 
Oo Ka qayb galay munaasibad isugu jirtay afur iyo casho sharaf ay ku maamuseen
qaar ka mid ah Dhakhaatiirka xanaanadda xoolaha Somaliland.
 
Dhakhaatiirtan oo ay isku mihnad ahaayeen ayaa sheegay inay garab taagan yihiin Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL.
 
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL.