Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Yuusuf Idiris ayaa soo xidhay shirweynaha Qaran ee Tiknoolajiyadda Somaliland.
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Yuusuf Idiris ayaa soo xidhay shirweynaha Qaran ee Tiknoolajiyadda Somaliland.Wasiirka ayaa gunnaanadkii shirka akhriyay qodobada ka soo baxay shirka.
Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in dooddo wax-ku-ool ah, cilmi-baadhisyo iyo aqoon is weydaarsi ku salaysan xaqiijinta kaabayaal waara oo dhanka tiknoolajiyadda ah lagu lafa-guray labadii maalmood ee uu shirku socday.
Gabo_gabadii Wasiirku waxa uu u mahad-celiyay daneeyayaashii ka soo qayb-galay shirka, waxaanu ku bogaadiyay doorkii haboonaa ee ay ka qaateen.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & warbaahinta W.I.T.