Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda oo ka qayb galay Daahfurka Riig Biyood Cusub

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Cabdiweli Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa saaka ka qayb galay Daahfurka  Riig Biyood Cusub oo Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland ka hirgalin doonto Degmada  Bali Cabane ee Gobolka Hawd.