
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada JSL, oo Shaaciyay Wakhtiga la Qaban doono Tartanka Hal-abuurka ICT-ga
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada JSL, oo Shaaciyay Wakhtiga la Qaban doono Tartanka Hal-abuurka ICT-ga, kaasi oo la qaban doonta 15-02-2021 isla mar ahaan taana fursad way u noqon doonta dhaliyaradda leh Aqoonta iyo Hal-abuurka.
 

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        