Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknolajiyadda Mudane Cabdiweli Cabdilahi Sh.Suufi oo Maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Mudane Cabdiweli Cabdilahi Sh.Suufi oo Maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka War Bixiyey Adeega Isgaadhsiinta Dalka iyo Qorshaha wasaarad ahaa u yaala ee dhanka hagidda isgaadhsiinta Dalka.