Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa Saaka shir la yeeshay Madaxda Mashruuca EA-RDIP ee uu maalgeliyo Worl

Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa Saaka shir la yeeshay Madaxda Mashruuca EA-RDIP ee uu maalgeliyo World Bank.
Shirkan oo u jeeddadiisu ahayd dib u eegista qorshaha guud ee mashruuca iyo ansixinta Qorshaha Sannadka soo socda ee 2026.
Shirkan waxaa warbixino kala duwan ka soo jeediyey Maareeyaha Mashruuca iyo Saraakiisha kale ee qaabilsan hawlaha uu mashruucu kala shaqaynayo Wasaaradda.