
Hargeysa(06/04/2020) Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyaddu waxay door muhiimka ka ciyaartey xakameynta iyo ka hortaga caabuqa Covid-19.
Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyaddu waxay door muhiimka ka ciyaartey xakameynta iyo ka hortaga caabuqa Covid-19.
iyada oo u diyaarisey qaranka nidaamyo kala duwan oo loogu talo-galey joogteynta shaqada qaranka loo hayo wakhti lagu jiro latacaalida caabuqa Covid-19 iyo kala-fogaanshaha.
Wasiirka Wasaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiydda Somaliland oo daah furay kulankii ugu horeyey ee si maqal iyo muuqaal ugu wada hadlaan golaha Wasiiraddu si loo yareeyo isku imaanshiyaha inta lagu gudo jiro xaalada CONVID19.

