
Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa qabatay Dood-Cilmiyeed ku Saabsan "Doorka Dhallinyaradu Ku Leeyihiin Hal-abuurka Dhijitaalka".
Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa qabatay Dood-Cilmiyeed ku Saabsan "Doorka Dhallinyaradu Ku Leeyihiin Hal-abuurka Dhijitaalka".Dood-cilmiyeedkan ayaa ujeedaddiisu ahayd in lagu kulmiyo Aqoon-yahanka dalka iyo Dhallinyarada leh hanka hal-abuurka, si ay uga faa'idaystaan tallooyinka iyo tilmaamaha ay bixiyaan Aqoon-yahanku.

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        