Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa qabatay Dood-Cilmiyeed ku Saabsan "Doorka Dhallinyaradu Ku Leeyihiin Hal-abuurka Dhijitaalka".

Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa qabatay Dood-Cilmiyeed ku Saabsan "Doorka Dhallinyaradu Ku Leeyihiin Hal-abuurka Dhijitaalka". 

Dood-cilmiyeedkan ayaa ujeedaddiisu ahayd in lagu kulmiyo Aqoon-yahanka dalka iyo Dhallinyarada leh hanka hal-abuurka, si ay uga faa'idaystaan tallooyinka iyo tilmaamaha ay bixiyaan Aqoon-yahanku.