Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Somaliland ayaa kulan la qaadatay agaasimaha mashaariicda ee Hay’adda GIZ. kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd is xog-waraysi ku saabsan sidii loo hirgelin lah

Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Somaliland ayaa kulan la qaadatay agaasimaha mashaariicda ee Hay’adda GIZ. kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd is xog-waraysi ku saabsan sidii loo hirgelin lahaa wada shaqayn dhexmarta Wasaaradda & Hay'adda ee dhinacyada iskaashiga barnaamijyadda horumarinta iyo hal-abuurka xaga tiknoolojiyadda, taas oo maanta lagama maarmaan u ah dhinac kasta oo horumarineed.
 
Kulankan ayaa la iskula qaatay in wasaaradda iyo hay’adda GIZ ka wada shaqayn doonaan dhamaan mashaariicaha ku saabsan horumarinta barnaamijyadda tiknolojiyadda iyo taageeradda hal-abuurka.
 
In a significant development for the tech ecosystem in Somaliland, the Somaliland Innovation Zone under the Ministry of ICT recently hosted a delegation from the German development agency GIZ. Following fruitful discussions, both parties have agreed to collaborate closely on various technological aspects to foster innovation and growth in the region.
 
The meeting marked a pivotal moment as key stakeholders from both organizations explored opportunities to leverage each other's strengths and expertise. The partnership aims to drive technological innovation, support local startups, and enhance the digital infrastructure in Somaliland.