WARGALIN

Wasaaradda Isgaadhsiinta & Teknolojiyaddu waxa ay ku wargalinaysaa dhamaan daneeyayaasha ICT-ga ee ka soo qayb-galaayey Shirweynihii Aasaaska Ururka ICT-ga Somaliland in dib loogu dhigay Maalinta Axada ee taariikhdu tahay July 18, 2021