
WARBIXIN SANADEED
Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknolajiyada JSL, waxa ay diyaarisay war bixin sannadeed ku sahabsan wixii u qabsoomay 2020. Wasaaraddu waxa sannad kaa dhamaaday soo kordhisay Qalab tiro badan oo lagu fuliyo adeegyada yada kala duwan ee wasaaraddu bixiso, waxa kale oo ay curisay shuruuc iyo xeerar kala duwan, kuwaasi oo si hufan u tilmaamayo xuquuqaha iyo waajibaadka. Waxa kale oo Iyana kor loo qaaday tayada iyo xirfada shaqaalaha oo la siiyay taba-baro kala duwan. War bixintaasi oo dhamays tiran kaga bago muqaalka hoose.