
Tartanka Kubada Cagta Ee Horyaalka Caasimada
Naadiga Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL oo guul wayn ka soo hooyay ciyaartii dhexmartay dhigooda Wasaaradda Cadaaladda.Ciyaartu waxa ay ku dhamaatay iyada oo ay 5 Gool ku hogaaminayaan Naadiga WIT, Halka ay keenan 3 Gool Naadiga Wasaaradda cadaaladu.

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        