
Warbixin: Casriyaynya warbaahinta Qaranka oo ay iska kaashanayaan Wasaaraddaha Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda iyo Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Wacyigelinta.
Warbixin: Casriyaynya warbaahinta Qaranka oo ay iska kaashanayaan Wasaaraddaha Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda iyo Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Wacyigelinta.Masuuliyiinta kala ah Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane ???????? ???????????????????????????????????????????? ???????????????????????? ????????????????????????????, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyigelinta Mudane ???????????????????????????? ???????????????????????? ???????????????????????? Wasiirka ku-xigeenka Warfaafinta Mudane ???????????????????? ???????????????????? ???????????????????????????? Sidoo kale Waxa Weheliyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Mudane ???????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????? iyo Mudane ???????????????????????????????????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????? ayaa Shir guddoomiyey Kulan diiradda lagu saaray sidii warbaahinta Qaranku ula jaanqaadi lahayd isbeddelka Tiknoolajiyadda ee adduunka ka socda, shacabkana halkooda loogu gaadhsiin lahaa wararka iyo Barnaamijadda ka baxa Warbaahinta Qaranka.
Kulanka ayaa layska qaatay in labada Wasaaradood Isu kaashadan sidii Warbaahinta Qaranka loogu bedeli lahaa Dhigitaal gaar ahaan Radio hargeisa iyo Television Qaranka (SLNTV)
Labada Wasaaradood ayaa isla qaatay in la sameeyo Gudi farsamo oo ay Hogaaminayaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha ayagoo samayn doona qiimayn iyo qorshaynta.
