
Somaliland Women in Tech Conference 2021
Kulanka tiknoolajiyada ee haweenka ayaa si rasmi ah dhawaan uga furmaya Grand Hadi Hotel, Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa kulankan u qabatay si loo taageero looguna derdergeliyo haweenka iyo tiknoolajiyada.#SLWINTECH2021

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        