Shir Muhiim ah oo Kusaabsan Adeega Boosaha

waxa manta kulan muhiim ah yeeshay Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada iyo MOVE ON oo ah company ka shaqeeya adeega boosaha. kulan kaasi oo ka qabsoomay xarunta wasaarada waxa soo qaban qaabiyay agaasimaha waaxda boosaha. waxaana lagu falanqeeyay sidii ay labada dhinac isga kaashan lahayeen adeegyada ay bixiyaan.