
Xilibaanadda Golaha Wakiiladda JSL ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Maanta Wasiirku xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Md. Maaliki Cabdi Xasan, oo ka mid ahaa Wasiir ku xigee
Xilibaanadda Golaha Wakiiladda JSL ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Maanta Wasiirku xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Md. Maaliki Cabdi Xasan, oo ka mid ahaa Wasiir ku xigeenadii maanta Goluhu sida rasmiga ah u meel-mariyeen ama u Ansixiyeen.Allaa Mahad leh.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta W.I.T.