Wasiir Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jaamac ayaa Maanta Salaadii Ciida la oogay Dadweynaha Gobolka Saaxil Magaalo madaxdiisa Berbera Sidoo Kale Waxa ku wehelin
Wasiir Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jaamac ayaa Maanta Salaadii Ciida la oogay Dadweynaha Gobolka Saaxil Magaalo madaxdiisa Berbera Sidoo Kale Waxa ku wehelinayay qaar ka mida Xubnaha Gollaha Wasiiradda, Masuuliyiinta Hayaddaha Madaxbanan ee Xukuumadda iyo kuwa Gobolka sida Gudoomiyaha Gobolka, Maayirka Magaalada Berbera iyo Masuuliyiinta Haayaddaha Amaanka.