
Shaacin Rasmi ah.
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay ku faraxsan tahay in ay bulshada iyo daneeyayaasha ICT-ga ku wargeliso:

oo sanadkan Markii 7aad si xidhiidh ah ay qabanayso Wasaaraddu.
Shirwaynahani waa madal weyn oo lagu falanqeeyo:
Horumarka iyo caqabadaha ku saabsan Tiknoolajiyadda iyo Isgaadhsiinta,
Fikradaha iyo hal-abuurka dhalinyarada
Fursadaha ganacsi iyo maalgelin ee dhinaca ICT-ga
Doorka Tiknoolajiyaddu ku leedahay koboca dhaqaalaha iyo adeegga bulshada.
Goobta iyo waqtiga:
Hoolka Haa'yadda shaqaalaha Dawladda ee magaaladda Hargeysa.
8da ilaa 11ka Bisha October 2025
Waxaan ku boorinaynaa Dhamaan Khubarada,ardayda,shirkadaha,haya'daha iyo daneeyayaasha ku hawlan dhinaca Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda in ay ka soo qayb galaan madashan muhiimka ah.