Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jamac Oo Uu Weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maaliki Cabdi Xasan Oo Uu Goob-joog Ka Ah.....

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jamac Oo Uu Weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maaliki Cabdi Xasan Oo Uu Goob-joog Ka Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Khayre Cisman Caalim Ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Todobaadlaha Ah Ee Agaasimayaasha Waaxaha.
Shirkan Ayaa U Jeedadiisu Aheyd Dhaqan Galinta Tiirarka Qorsha Hawleedka Sanadka Ay Dajiyeen Waaxyaha Kala Duwan Ee Wasaaradda Iyo Bilaabida Qorshayaasha 2025 Iyo Waxqabadka 100ka Maalmood Ee Ugu Horeeya Ee Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
Ugu Dambayn Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jamac Ayaa Kula Dardarmaay Agaasime Waaxeedadda In Ay Libin Labaan Shaqada Ay Qaranka U Hayaan.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Iyo Warbaahinta W.I.T.