
Munaasibadda Xil-wareejinta Agaasimaha guud ee cusub ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Axmed Carab Muuse Iyo Agaasimihii Guud ee Hore Mudane Khayre Cisman Caalim.
Munaasibadda Xil-wareejinta Agaasimaha guud ee cusub ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Axmed Carab Muuse Iyo Agaasimihii Guud ee Hore Mudane Khayre Cisman Caalim.Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Mudane Khayre Cisman Caalim Ayaa Maanta si rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Agaasimaha cusub ee Wasaaradda loo Soo Magacaabay.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo warbaahinta W.I.T..