Munaasibada Xilwareejinta Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jamac Iyo Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Mudane Eng Maaliki Cabdi Xasa

Munaasibada Xilwareejinta Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jamac Iyo Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Mudane Eng Maaliki Cabdi Xasan.
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Dr. Axmed Yuusuf Idiris Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareegay Wasiirka Cusub Iyo Ku xigeenkiisa.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo warbaahinta W.I.T.