Ma Tahay Dhalinyaro Leh Halabuur Iska Diwaangalin Link-gan Hoose


Ma tahay dhalinyaro leh halabuur ,Hadii ay Jawaabtu tahay HAA
Ka Qayb Gal Tartanka Hindisida Nidaamyadda Elektarooniga ah (SOFTWARE SYSTEMS)
Iska diwaangalin Link-gan Hoose:-
https://mict.govsomaliland.org/article/software-competition
Wakhtiga uu xidhmayo Tartarnku waa 10 Feb 2021