Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Khayre Cisman Caalim Oo Ay Wehelinayaan Agaasimaha Waaxda Tiknoolajiyada Dawlada Iyo Sugida Amniga Iyo Agaasimaha Waaxda Cas

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Khayre Cisman Caalim Oo Ay Wehelinayaan Agaasimaha Waaxda Tiknoolajiyada Dawlada Iyo Sugida Amniga Iyo Agaasimaha Waaxda Casriyeynta Iyo Hal-abuurka Tiknoolajida Iyaga Oo Kaashanaya Xafiiska Horumarinta Maalgashigga Ee Taiwan ICDF Ayaa Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 25/09/2024 Seminar U Furay Agaasime Waaxeedyada ICT-ga Qaar Kamid Ah Laamaha Dawladda Oo Ay La Socdaan Saraakiil Kamida Shaqaalahooda.
Seminaarkan Oo Ku Saabsan Sida Loo Hir-gelinayo Dhismaha Mashruuca Xarunta Kaydka Xogta Iyo Sugidda Amnigga Xogta Tiknoolajiyadda Qaranka JSL (National Data Center And Cyber Security Center). Kaas Oo Ka Qabsoomay Hall-ka Tababarada Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta W.I.T.