Hargeysa(08/07/2020) Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda JSL Waxa ay samaysay Verification Facebook Pages-ka Wasaaradaha iyo Hay’addaha dowladda

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda JSL iyadda oo gudanaysa waajibaadkeeda shaqo, waxa ay ku guulaysatay in ay rasmi ka dhigto boggaga Wasaaraddaha iyo ha'ayaddaha dalka si ay bulshada ku taxani boggagani u hesho xog la hubo oo la isku halayn karo.