
Hargeysa(04/07/2020) Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolojiyadda JSL, ayaa daahfurtey xeerar loogu talogalay in lagu maamulo shirkadaha Isgaadhsiinta Qaranka.
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolojiyadda JSL, ayaa daahfurtey xeerar loogu talogalay in lagu maamulo shirkadaha Isgaadhsiinta Qaranka.
Xeerarkaasi oo kale ah Xeer-nidaamiyaha ruqsadaha adeegyadda Isgaadhsiinta,Xeer-nidaamiyaha diwaangalinta Sim-Crada Macmiilka iyo xeernidaamiyaha Goobaha isgaadhsiinta.