
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada JSL & Hawl Wadeenadda EA-RDIP Oo Kulan La Qaatay Shirkaddaha Waaweyn Ee Isgaadhsiinta Dalka...
Hargeisa -Somaliland 13 September 2025Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda JSL mudane ???????????????????????? ???????????????????????????? ????????????????????????, oo ay wehelinayaan Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda mudane ???????????????????????? ???????????????????? ???????????????????? iyo hawl wadeenada Mashruuca ???????????????? ???????????????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????? ???????????????????????????????????????????? ???????????????????????????? (????????-????????????????), ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay Hoolka Shirarka ee Wasaaradda, ???????????????????????????????????? ???????????????????????????? ???????? ????????????????????-????????( National Fiber Optic Company (????????????????)) iyo shirkadaha waaweyn ee isgaadhsiinta dalka: ????????????????????????????, ???????????????????????? ???????????? ????????????????????????????????.
Kulankan waxa lagu falanqeeyay hormarinta qorshaha ballaadhinta isku xidhka dijitaalka ah ee Somaliland, si loo xoojiyo adeegyada isgaadhsiinta, loona dhiso kaabayaal dhijitaal ah oo la jaan qaadi kara heerka gobolka Geeska Afrika.
Intii uu socday kulanku waxa la isla af-gartay in la dardar geliyo qorshayaasha kor u qaadaya isku xidhka internet-ka, si loo yareeyo gaabka adeegyada dhijitaalka ah, loona xoojiyo horumarka dhaqaalaha dhijitaalka ah ee Somaliland.
Mashruuca EA-RDIP, oo uu taageerayo Bangiga Adduunku, waxa uu socon doonaa ilaa sannadka 2028, isaga oo ujeedkiisu yahay in uu ballaadhiyo kaabayaasha dhijitaalka ah ee guud ahaan Bariga Afrika, lana xoojiyo isku dhafka dhaqaalaha dhijitaalka ah ee gobolka oo ay Jamhuuriyadda Somaliland qayb muhiim ah ka tahay.
‐---------------------‐------------ ------------- --------------------
Somaliland’s Minister of Information, Communication and Technology Jamaal Mohamed Jama, joined by Vice Minister Maliki Abdi Hirsi Hassan and the East Africa Regional Digital Integration Project (EA-RDIP) team, met with the National Fiber Optic Company (NFOC) and leading telecom operators (Telesom, Somtel and Somcable) to advance nationwide digital connectivity plans.
Backed by the World Bank, the EA-RDIP project runs through 2028 and aims to expand digital infrastructure across East Africa. In Somaliland, the initiative is expected to bridge connectivity gaps and strengthen the country’s integration into the regional digital economy.
-----DHAMAAD------