
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Mudane Jamaal Maxamed Jaamac oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wafti ka socday Hay’
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Mudane Jamaal Maxamed Jaamac oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wafti ka socday Hay’adda UNDP iyo barnaamijka A2i.Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa loona dardargelin lahaa adeegyada dawladda ee dhijitaalka ah.
