
Dhamaadka Tababar Ku Saabsan Ilaalinta Xogta
Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL iyo machadka Tabobarda Cybersecurity-ga ee PGI ayaa si wada jira usoo xidhay Tabobarka Cybersecurity-ka kaas oo lagu tabobaray 35 ka mid shaqaalaha ICT-da dawaldda JSL.Tabobarkan waxa iska kashaday hirgalintiisa Dawaldda Somaliland iyo Hayadda Horemuranita ee UKAID.

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        