Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyada Mudane: Yuusuf Warsame Xasan

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyada Mudane: Yuusuf Warsame Xasan ayaa furay Barnaamijka Kobcinta Adeegsiga Tiknoolajiyada kaas oo ay ka qaybqaadan doonaa 79 kamida shaqaale ka kala socday wasaaradaha iyo hayadaha kala duwan ee dawlada.
Barnaamijka oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Tiknoolajiyada iyo Xafiiska TaiwanICDF ayaa u kala qaybsanaa laba qaybood.
Qaybta 1aad Waxaa lagu Tababari doono 49 Haween ah oo la bari doono xirfadaha fudud ee ICT-ga.
Qaybta 2aad ee Barnaamijka waxaa iyagana tababar loo furay Dufcadii 7aad ee Shaqaalaha Wasaaradaha oo kala ahaa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
Wasaarada Macdanta iyo Tamarka iyo Wasaarda Horumarinta Biyaha.
^^__________________________________________^^
Director General Yusuf, Ministry of ICT, has opened a training program, colaborated with TaiwanICDF, to support the use of technology for 79 employees from several government ministries and agencies.
Among them, 49 women will be trained with motion graphic design. Others are, the 7th batch of computer basic training for ministry staff, namely the, Ministry of Youth & Sports, Ministry of Mines, Energy & Minerals and Ministry of Water Resources.