Agaasimaha Guud ee Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada oo Safar Ugu Baxay Deegaanada Beeyo-dhaadheer,Xagal,Beeyo macaan,ceel-laasciidle,xididaalay,raaribuur,Baylehamaale

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda mudane Yuusuf Warsame Xasan oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta, qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Iyo Isuduwayaal ayaa subaxmimadii shalay safar ugu baxay deegaanada: Beeyo-dhaadheer, Xagal, Beeyo-macaan, Ceel-baxay, Laasciidle, Xididaalay, Raaribuur iyo Baylahamale. 
 
Ujeedada Safarkoodan ayaa ahaa sidii bulshada deegaanadaa dagan loogu wacyi galin lahaa qaadashada Kaadhadhka codaynta.