Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada JSL waxa ay maant soo saarta wareego

Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada JSL, waxa ay maant soo saarta wareego lagu hakinayo si ku meel gaadh ah. dhismaha taawarada cusub, taasi oo ay socoto wakhtigan hubinta iyo diwaan galinta signal-lada taawaradii hori.