Wareegto Muhiim Ah

Wareegto Muhiim ah oo ka soo baxday Wasaaradda Isgaadhsiinta  iyo Tiknoolajiyadda JSL, oo la xidhiidha qabashada Tartamada hal-abuurka Tiknoolajiyadda. Fadlan lifaaqa hoose kaga bogo iyada oo faah-faahsan.