kulan isbarasho iyo is xog-waraysi

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Mudane Cabdisalaan Xuseen Cawaale iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdalle ayaa kulan isbarasho iyo is xog-waraysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Shirkaddaha Isgaadhsiinta Dalka.