
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda mudane Jamaal Mohamed Jaamac ayaa kulan casho ah ku maamusay ardaydii tartanka ka qaybgalay iyo maamulkoodii, isagoo dhiirigelin, bogaadin iyo dar
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda mudane Jamaal Mohamed Jaamac ayaa kulan casho ah ku maamusay ardaydii tartanka ka qaybgalay iyo maamulkoodii, isagoo dhiirigelin, bogaadin iyo dardaaran u jeediyay.Wasaaraddu waxay sii wadaysaa taageerada iyo dhiirigelinta dhalinyarada hal-abuurka leh ee horseedka u ah horumarka tiknoolajiyada JSL Somaliland.
