Xidhitaanka Tababar
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Aamina Xuseen Maxamuud oo Tobabar u Soo Xidhay Qaar Ka mida Shaqaalaha Waaxda ICT-ga ee Wasaaradda, Tobabarkaasi oo Ku Saabsanaa Cilad-bixinta Qalabada Tiknoolojiyadda.