Xaflada xilwareejin
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Dr. Cabdiwali Cabdilaahi oo ay Weheliso Agaasimaha Guud Aamina Xuseen Maxamud ayaa Xilalkii u Kala Wareejiyey Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradda oo Dhawaan Isku Shaandhayn iyo Magacaabis Lagu Sameeyey.