Xaflada Xidhitaanka Tababarka Kobcinta Xirfada Teknolajiyadda Ee Hablaha

Waxa Si Ramsi  Loo Soo Gunaanaday Tabobar Lagu Kobcinay Xirfadaha Ict-ga Ee Haweenka Shaqaalaha Dawaladda Somaliland, Kaas Oo Muddo Bil Ka Socday Xarunta Hal Abuurka Tiknoolajiyadda Somaliland     ( Somaliland Innovation Zone. )
Tabobarkan Oo Ahaa Kii Ugu Horeeyaya Ee Laga Bilaabo Xaruntan Ayaa Ujeedkiisu Ahaa Sidii Loo Kobcin Lahaa Heerka aqoonta Tiknoolajiyadda Ee Haweenka.