Xaflada Abaalmarinta Shaqalaha Ee sanadka 2021

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Jsl, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Iyo Masuuliyiinka Kale Ayaa Ka Qayb Galay Xafladda Abaal Marinta Shaqaalaha Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technologyadda Somaliland Ee Sanadka 2021
Oo lagu Qabtay Magaaladda Hargeysa .