Wefti balaadhan oo ay hoggaaminayaan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda JSL iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa lagu soo dhaweeyay degaanka wiriir ee gobolka sarar

Wefti balaadhan oo ay hoggaaminayaan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda JSL Mudane Saleebaan Warsame Guuleed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yuusuf Warsame Xasan ayaa lagu soo dhaweeyey deegaanka Wiriir ee gobolka Saraar.

Weftiga oo ay weheliyaan cuqaal iyo wax-garad ayaa waxay kormeer ku soo sameeyeen dhismayaal iyo mashaariic laga hir-gelinayo deegaanka Wiriir.