Waxa la Ogaysiinaya Daneeyayaasha Ururka ICTga

Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolojiyaddu iyada oo tix-galinaysa baahida loo qabo aasaaska Ururka ICT-ga Somaliland si ay uga soo wada qayb-galaan dhamaan Aqoonyahanka iyo Daneeyeyaasha ICT-gu, wax ay wasaaraddu wakhti dheeraada ku dartay diiwaan galinta ka soo qayb-galeyaasha.
Hadaba haddii aad tahay xirfadle bartay aqoonta ICT-ga, buuxiyeyna shuruudaha ku qoran linkiga hoose waxaa wali kuu furan foomka buuxinta macluumaadka ka soo qayb-galaha shirka Aasaaska ururka ICT-ga Somaaliland.

https://forms.office.com/Pages/ResponsePage.aspx?id=QmJU1__j_E-S3_LW9mFR1Cc_-GmyBZlJjOtQJ0ZUc9BUOVNXVVpYSDQxWUhLNlBUU1pMNDRUVUYwSi4u