Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Axmed Yuusuf Idiris ayaa Ka qayb galay Munaasibadda todobaadka Hal-abuurka, Tiknoolojiyada iyo Dhaqanka oo ay u jeedadeedu .....

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Axmed Yuusuf Idiris ayaa Ka qayb galay
 
Munaasibadda todobaadka Hal-abuurka, Tiknoolojiyada iyo Dhaqanka oo ay u jeedadeedu tahay dhiirigalinta dhalinyaradda hal-abuurka leh iyo sidii ay u horumarin lahaayeen hal-abuurka dalka gudihiisa una samaystaan shaqo abuur.
 
Waxaana munaasibadda ka soo qaybgalay masuuliyiin, aqoonyahan iyo dhalinyaro hal-abuur sameeyey.
 
Waxaa sidoo kale qayb ka ahaa dood cilmiyeedyo lagu falanqaynaayey sidii ay u horumarin lahaayeen hal-abuurkooda.
 
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolijiyadda JSL.