Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Badhasaabka Gobolka Gabiley, iyo Maayarka Gabiley ayaa ka qayb-galay Tartanka Orodka


Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Badhasaabka Gobolka Gabiley, iyo Maayarka Gabiley ayaa ka qayb-galay Tartanka Orodka 5km oo ay maal-galisay dawladda Hoose ee Degmada Gabiley