Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, ayaa ka warbixiyey xaaladda suuqii Wajaale ee xalay gubtay.

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi ayaa ka warbixiyey xaaladda suuqii Wajaale ee xalay gubtay.