
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr: Axmed Yuusuf Idiris ayaa kullan Afur ah la qaatay qaar ka mid ah Aqoonyahanka iyo Dhallinyarada magaalada Harga
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr: Axmed Yuusuf Idiris ayaa kullan Afur ah la qaatay qaar ka mid ah Aqoonyahanka iyo Dhallinyarada magaalada Hargaysa.Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL