Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknolajiyada JSL Ayaa Tababar usoo xidhay iskuduwayaasha Gobolladda


Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada JSL ayaa tababar u soo xidhay  dhamaan isuduwayaasha goboladda ee wasaaradda Tobobarkaas oo aqoontooda loogu kobcinayay  waxana la Gudoonsiiyeyna  Shahaadooyin  ku saabsan Tababarka u socoday muddo laba maalmood ah.